HomeWararRW Rooble oo Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal

RW Rooble oo Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal, waxaana  guddigaani ay ka kooban yihiin 25 xubnood, iyadoo ay dhammeystir u noqon dioonaan heshiisayadii ay wada gaareen Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka. Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal, waxaana  guddigaani ay ka kooban yihiin 25 xubnood, iyadoo ay dhammeystir u noqon dioonaan heshiisayadii ay wada gaareen Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin:

- Advertisement -

 

  1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
  2. Maxamed Xassan Maxmed
  3. Mahad Dheere Xaashi
  4. Mowliid Mataan Salaad
  5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
  6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
  7. Caasho Abuukar Qaasim
  8. Madiina Adan Malaboow
  9. Cabdinuur Maxamed Axmed
  10. Saciido Maxamed Muscid
  11. Maxamed Aadan Cusmaan
  12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
  13. Axmed Maxamed Ducaale
  14. Caydaruus Saalax Yuusuf
  15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
  16. Liban Abukar Osman.
  17. Yusuf Mohamed Kheyr
  18. Muse Geelle Yusuf
  19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
  20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
  21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
  22. Liibaan Axmed Xasan
  23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
  24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  25. Maxamed Maxamuud Caddow
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories