HomeWararMaxay ka wada hadleen James Swan iyo Muuse Biixi?

Maxay ka wada hadleen James Swan iyo Muuse Biixi?

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo la quseeya Xariirka Somaliland iyoqaramada Midoobey. Wada hadal Taleefanka ah oo ay yeesheen labada Mas’uul ayay kaga hadleen xaaladda siyaadadeed ee Somaliland iyo QM, waxana la sheegay in ay isku afgarteen qaar ka mid ah waxyaabihii ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo la quseeya Xariirka Somaliland iyoqaramada Midoobey.

Wada hadal Taleefanka ah oo ay yeesheen labada Mas’uul ayay kaga hadleen xaaladda siyaadadeed ee Somaliland iyo QM, waxana la sheegay in ay isku afgarteen qaar ka mid ah waxyaabihii ay ka wada hadleen.

- Advertisement -

James Swana ayaa la sheegay in Muuse Biixi sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirka iyo macaamiilka ka dhexeeya labada dhinac, maaddama Somaliland ay dhawaan ku dhawaaqday in ay xariirka u jartay QM, waxaana uu James si gaar ah kaal hadlay in wada hadal lagu dhammeeyo waxyaabaha la isku hayo.

Somaliland ayaa dhowan ku dhowaaqday inay deegaanada ka mamnuucday Ha’adaha Qaramada Midoobay, waxaana jiray eedo culus oo ay usoo jeedisay QM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories