HomeWararMadaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kulamo siyaasadeed ka wada Jowhar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kulamo siyaasadeed ka wada Jowhar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed oo maanta kulan la qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo dhaqanka bulshada reer HirShabelle. Madaxwayne Shariif oo safarro nabadeed labo jeer Jowhar ku tagay muddo toddobaad ah ayaa maanta kulan la qaatay  siyaasiyiin uu ugu horreeyay Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Md Cali Guudlaawe, Wasiirka […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed oo maanta kulan la qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo dhaqanka bulshada reer HirShabelle.

Madaxwayne Shariif oo safarro nabadeed labo jeer Jowhar ku tagay muddo toddobaad ah ayaa maanta kulan la qaatay  siyaasiyiin uu ugu horreeyay Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Md Cali Guudlaawe, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee HirShabelle Md Maxamed Cali Caadle, Taliyihi hore ee Nabad sugidda Qaranka Md Sanbaloolshe, waxgaradka, duubabka iyo dhaqanka deegaannada HirShabelle.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxgaradki iyo siyaasiyiinti kasoo qaybgalay waxay Madaxweyne Shariif iyo guud ahaan Madasha Xisbiyada Qaran uga mahad celiyeen dadaalka ay ugu jiraan dhismaha HirShabellada labaad oo la isla ogolyahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories