- Advertisement -
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Guddigaan ayaa waxaa ku lagu biirin doonaa Seddex xubnood oo ka imaanaya dhanka dowladda Federaalka.
- Advertisement -
Hoos ka aqriso warqadda

