HomeWararJoe Biden oo muujiyay kalsooni iyo wararkii ugu dambeeyay Doorashada Maraykanka

Joe Biden oo muujiyay kalsooni iyo wararkii ugu dambeeyay Doorashada Maraykanka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Musharraxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden ayaa muujiyay kalsooni isla markaana ka hadlay muhiimadda ay leedahay mideynta dalka. “Halkan kama sheegayo in aan guuleysannay balse waxaan halkan ka sheegayaa in marka lasoo gabagabeeyo tirinta codadka, waxaan rumeysanahay in aan guuleysan doono” ayuu yiri Biden. Inkasta oo ilaa iyo hadda ay socdaan tirinta codadka gobollada sida aadka […]

- Advertisement -

Musharraxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden ayaa muujiyay kalsooni isla markaana ka hadlay muhiimadda ay leedahay mideynta dalka.

“Halkan kama sheegayo in aan guuleysannay balse waxaan halkan ka sheegayaa in marka lasoo gabagabeeyo tirinta codadka, waxaan rumeysanahay in aan guuleysan doono” ayuu yiri Biden.

- Advertisement -

Inkasta oo ilaa iyo hadda ay socdaan tirinta codadka gobollada sida aadka laisugu hayo balse dimuqraadiga waxay sheegayaan in ay heleen codadkii ugu badnaa abid ee uu ku guuleysto musharrax u tartamayo madaxtinimada Mareykanka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories