HomeWararDibadbaxyo ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood

Dibadbaxyo ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Dibadbaxyo ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood, iyadoo xiisadda tirinta codadka gobollada lagu hardamayo ay sii kululaaneyso. Booliiska magaalada Minneapolis ayaa xiray dad dibadbaxayay kaddib markii ilaa 200 oo qof oo mudaaharaad sameynayay ay xireen waddooyin waaweyn. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in kooxdaasi ay ka cabanayeen Donald Trump. Magaalooyinka Portland iyo Oregon, ciidamada ammaanka ayaa […]

- Advertisement -

Dibadbaxyo ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood, iyadoo xiisadda tirinta codadka gobollada lagu hardamayo ay sii kululaaneyso.

Booliiska magaalada Minneapolis ayaa xiray dad dibadbaxayay kaddib markii ilaa 200 oo qof oo mudaaharaad sameynayay ay xireen waddooyin waaweyn. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in kooxdaasi ay ka cabanayeen Donald Trump.

- Advertisement -

Magaalooyinka Portland iyo Oregon, ciidamada ammaanka ayaa la geeyay kaddib markii dibadbaxyada ka dhanka ah Trump ee lagu dalbanayo in la tiriyo cod walba ay isku beddeleen kuwo rabshado wata. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in dadka qaar ay jebinayeen daaqadaha dukaamada.

Dibadbaxyo kuwaas la mid ah ayaa ka socda New York, Philadelphia iyo Chicago.

Dhanka kale magaalada Detroit, taageerayaasha Trump ayaa isugu soo baxay bannaanka bannaanka xarunta lagu tiriyo codadka, ayaga oo garaacaya daaqadaha kuna qeylinaya: “Jooji tirinta.” Sidoo kale dibadbaxyo yar oo tirinta looga soo horjeedo ayaa laga soo sheegay Phoenix, oo Arizona ka tirsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories