HomeWararDEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay  qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolkani Banaadir ayaa hadda  waxaa uu ka dhacay Degmada Hodan. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa, waxaana la sheegay in Qaraxasi lala eegtay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha oo sida la sheegay marayay Goobta uu Qaraxu ka dhacay. Qaraxa ayaa si gaar ah waxaa […]

- Advertisement -

Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay  qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolkani Banaadir ayaa hadda  waxaa uu ka dhacay Degmada Hodan.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa, waxaana la sheegay in Qaraxasi lala eegtay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha oo sida la sheegay marayay Goobta uu Qaraxu ka dhacay.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa si gaar ah waxaa uu uga dhacay aga-gaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaasim, waxaana jira khasaare ka dhashay Qaraxaasi.

Goobjoogayaal ayaa soo sheegaya in jugta qaraxa oo ahayd mid xooggan uu jiro khasaare ka dhashay, balse ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay Qaraxaasi la sheegay in lala eegtay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

Laamaha ammaanka ayaa goobta soo gaaray, waxaana istaagay isku socodka guud ee aagga uu qaraxu ka dhacay, waxaana socda howlgallo lagu baadi goobayo dadkii qaraxasi ka dambeeyay.

- Advertisement -

Qaraxyada noocaan ah ayaa ka dhaca Magaalada Muqdisho, waxaana inta badan lala eegtaa mas.uuliyiin iyo Ciidanka Dowladda, iyadoo dad shacab ay ay ku baa’aan qaraxyada inta badan ka dhaca Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories