HomeWararDagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka aan ka helayno Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka dhacay Gobolkaasi, waxaa jira warar kala duwan oo kasoo baxaya . Dagaalka aya la sheegay in uu u dhexeeyo labo beelood oo dega degaanno hoos yimaada degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, waxaana jira khasaare ka dhashay dagaalkaas u dhexeeya Beelaha walaalaha […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal xooggani uu ka dhacay Gobolkaasi, waxaa jira warar kala duwan oo kasoo baxaya .

Dagaalka aya la sheegay in uu u dhexeeyo labo beelood oo dega degaanno hoos yimaada degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, waxaana jira khasaare ka dhashay dagaalkaas u dhexeeya Beelaha walaalaha ah e dega halkaasi.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen, waxaana lasoo sheegayaa in laga yaabo in khasaaruhu uu intaas ka badan yahay.

Gobolka Galgaduud ayaa waxaa kusoo noq-noqda dagaal beeleedyada, waxaana horay loo xaliyay dagaal beeleedyo khasaare badan dhaliyay oo ay ku bexen Ciidanka Dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug, waxana dagaal beeleedyadu ay gobolkaaasi ka noqdeen kuwo joogta ah oo hadba soo cusboonada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories