HomeWararCiidanka Dowladda oo Howlgallo ka wada Degaano ka tirsan Galmudug

Ciidanka Dowladda oo Howlgallo ka wada Degaano ka tirsan Galmudug

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka aan ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa ku warramaya in Saaka Ciidanka Dowladda ay ka wadaan howlagallo ballaaran. Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidanka oo aad u hubeysan ay haatan dhaq-dhaqaaqyo xooggan ka wadaan duledka Dhuusamareeb oo ah Caasiamadda Gobolka Galgaduud,waxaana ay Ciidanku kusii jeedaan sida lasoo sheegayo degaanno ay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa ku warramaya in Saaka Ciidanka Dowladda ay ka wadaan howlagallo ballaaran.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Ciidanka oo aad u hubeysan ay haatan dhaq-dhaqaaqyo xooggan ka wadaan duledka Dhuusamareeb oo ah Caasiamadda Gobolka Galgaduud,waxaana ay Ciidanku kusii jeedaan sida lasoo sheegayo degaanno ay ku sugan yihiin dagaalamayasha Al-shabaab.

- Advertisement -

Sarakiisha Ciidanka hoggaaminaysa ayaa sheegay in ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaan degaanno dhowr ah oo ka maqan gacanta Ciidanka Dowladda iyi kuwa Maamul Goboleedka Galmudug.

Dhawaanahaan duleedka Dhuusamareeb waxaa Ciidanka dowladda ay ka wadeen howlagallo ay kula dagaalamayaan dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana horay u dhacay dagaalo u dhexeeya labada dhinaca.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories