HomeWararCabdi Xaashi oo kasoo horjeestay Gudiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble

Cabdi Xaashi oo kasoo horjeestay Gudiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlaanka Soomaaliyaa ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ka tagay Xubnihii uu dhawaan soo gudbiyay ee Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi. Cabdi Xaashi Guddoomiyaha  Aqalka sare ayaa sheegay in xubnaha uuu magacaabay Rooble aysan ahayn kuwii uu gudbiyay, waxaana uu sheegay in taa badeel keeda la qaatay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlaanka Soomaaliyaa ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ka tagay Xubnihii uu dhawaan soo gudbiyay ee Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi.

Cabdi Xaashi Guddoomiyaha  Aqalka sare ayaa sheegay in xubnaha uuu magacaabay Rooble aysan ahayn kuwii uu gudbiyay, waxaana uu sheegay in taa badeel keeda la qaatay xubno uu keenay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka.

- Advertisement -

HOOS KA AQRISO QORAAL UU SOO SAARAY CABDI XAASHI

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories