HomeWararAskari Wade Mooto Bajaaj ku dilay Magaalada Muqdisho

Askari Wade Mooto Bajaaj ku dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Askari katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa la sheegay in Caawa uu Wiil Bajaajle ah ku dilay Magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi loo gaystay Wiilka Bajaajlaha ah. Dilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay isgooyska Bakaaraha, waxaana la sheegay in si Bareer ah uu Askarigu ugu gaystay Wiilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa la sheegay in Caawa uu Wiil Bajaajle ah ku dilay Magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi loo gaystay Wiilka Bajaajlaha ah.

Dilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay isgooyska Bakaaraha, waxaana la sheegay in si Bareer ah uu Askarigu ugu gaystay Wiilka dhalinyarada ah ee watay Mootada Seddex lugooleyda ah ee bajaajta loo yaqaanno.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in dilku uu ka dhacay Isgooyska Bakaaraha, waxaana la sheegay in goobta uu isaga baxsaday Askarigii dilka gaystay.

wararku waxaa ay intaas ku darayaan in goobta uu dilku ka dhacay ay ku sugnaayeen Askar kale, kuwaasi oo aan qaban Askariga la sheegay in uu falka dil ah gaystay, kaasi oo goobta isaga tagay markuu dilay Wiilka dhgallinyarada ah.

Askarta Dowladda ayaa waxaa ay dilal inta badan u gaystaan dhalinyarada ku shaqaysata Moota Bajaajta, waxaana horay xukuunno loogu riday Askar la sheegay in ay si bareer ah u dileen wadayaal Mooto Bajaaj, waxaana sidoo kale jira dhalinyaro ay dileen Askarta dowladda kuwaas oo aan wali caddaalad helin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts