HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay xaalad Deg-deg ah oo lagu soo rogay Itoobiya  

Wararkii ugu dambeeyay xaalad Deg-deg ah oo lagu soo rogay Itoobiya  

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Golaha Wasiirada dalka Ethiopia ayaa lix bil oo xaalad deg deg ah ku soo rogay gobalka tigreega ee waqooyiga Wadankaas. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xaaladda gobalka ay la socon donaan oo ay maamuli doonaan koox uu hogaaminayo taliyaha ciidanka wadanka. Arintan ayaa timid kadib markii xalay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Cali uu amray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada dalka Ethiopia ayaa lix bil oo xaalad deg deg ah ku soo rogay gobalka tigreega ee waqooyiga Wadankaas. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xaaladda gobalka ay la socon donaan oo ay maamuli doonaan koox uu hogaaminayo taliyaha ciidanka wadanka.

Arintan ayaa timid kadib markii xalay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Cali uu amray ciidanka talaabo malatari oo ka dhan ah TPLF ciidanka tigreega.

- Advertisement -

Abiy Ahmed wuxuu sheegay in TPLF ay weerareen saldhigyada ciidanka federaalka ee gobalka tigreega ayna isku dayeen in ay boobaan hubka culus ee ciidanka.

Waxaa hawada ka maqan qadka internetka iyo taleefanada gobalka tigreega gaar ahaan magaalada xarunta ah ee Mekelle. Abiy wuxuu sheegay in xumumada uu dulqaadkii ka dhamaaday kadib markii tigreegu soo gudbeen qadkii casaa.

Tan iyo markii uu xafiiska yimi Abiy Ahmed sanadkii 2018 xiriirka tigreega iyo dowlada federaalka ma ahayn mid wanaagsan.

- Advertisement -

Xaalada ayaa xumaatay kadib markii Tigreegu ay qabsadeen doorasho u gaar ah taas oo golaha federaalka ee aqalka sare iyo xukumada federaalka ay sharci daro ku timmaameen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts