HomeWararWaqtiga la bilaabayo Biyo-xireenka Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay

Waqtiga la bilaabayo Biyo-xireenka Magaalada Baladweyne oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya ee Alberto Vecchi. Kulanka ayaa looga hadlay dardar-ginta Biyo-xereenka Magaalada Baladweyne oo Mashruucaas ay fulineyso dowladda Talyaaniga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee Wabiga Shabelle ku sameeyo halkaas. Sidoo kale Talyaaniga […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya ee Alberto Vecchi.

Kulanka ayaa looga hadlay dardar-ginta Biyo-xereenka Magaalada Baladweyne oo Mashruucaas ay fulineyso dowladda Talyaaniga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee Wabiga Shabelle ku sameeyo halkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Talyaaniga ayaa balan qaaday in bishaan November 2020 gudaheedeeda ay bilaabi doonaan biyo-xireenka Baladweyne, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga Shabeelle, isla markaana Injineero la geyn doono halkaas.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey dowladda Talyaaniga la saxiixatay mashruuca lagu dhisayo Biyo xireenka Baladweyne, waxaana Mashruucaas uu isugu jiraa dhisme biyo xireen iyo dayactir, iyadoo lix Milyan oo Yuuro ku baxeyso Mashruucaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories