HomeWararTOOS:-Doorashada Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo bilaabatay

TOOS:-Doorashada Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo bilaabatay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa Goordhow Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ka bilaabatay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen. Musharaxiin dhowr ah ayaa ku tartameysa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana la filayaa in Xildhibaanada si rasmi ah u doortaan Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen. Xilka […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ka bilaabatay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen.

Musharaxiin dhowr ah ayaa ku tartameysa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana la filayaa in Xildhibaanada si rasmi ah u doortaan Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen.

- Advertisement -

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa u tartamaya laba Musharax oo kala ah Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo Maxamed Maxamuud Ibraahin Goodir, halka Guddoomiye ku-xigeenka koowaad u taagan yihiin laba Musharax oo kala ah Siraaji Sheikh Isxaaq Cabdulle iyo Saadaq Salaad Warsame.

Sidoo kale xilka Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya Musharixiinta kala ah Mahad Hassan Osman iyo Marwo Canab Axmed Ciise oo horey u soo noqotay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Maamulkaas.

Hoos ka Daawo muuqaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories