HomeWararXisbiga CC Shakuur oo taageeray Go’aan uu qaatay Guddoomiye Cabdi Xaashi

Xisbiga CC Shakuur oo taageeray Go’aan uu qaatay Guddoomiye Cabdi Xaashi

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa War kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada. Qoraal kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Xisbiga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiiskii Doorashada 2020/2021, […]

- Advertisement -

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa War kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Xisbiga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiiskii Doorashada 2020/2021, isla markaana ay walaac xoogan ka muujinayaan in weli aan tallaab loo qaadin fulinta heshiiskaas.

- Advertisement -

Xisbiga Wadajir ayaa kasoo horjeestay in Dowladda Federaalka Soomaaliya kaliya ay magacaawdo Guddiga maamulada Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ku metelaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C/raxmaan C/Shakuur ayaa taageeray mowqifka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ee ku aadan soo magacaabida Guddiga Doorashada Xildhibaanada Somaliland ee Baarlamaanka Somalia.

Hoos ka ASkhriso Qoraalka kasoo baxay xisbiga Wadajir.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories