HomeWararWasiir Xundubey oo kulan la yeeshay Safiirka Denmark ee Somalia

Wasiir Xundubey oo kulan la yeeshay Safiirka Denmark ee Somalia

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee Soomaaliya Ole Thonke. Labada masuul ayaa intii kulankooda uu u socday waxey ka wada-hadleen arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka Denmark ay la leedahay Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda amniga iyo taageerada ay siiso hay’adaha amniga […]

- Advertisement -

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee Soomaaliya Ole Thonke.

Labada masuul ayaa intii kulankooda uu u socday waxey ka wada-hadleen arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka Denmark ay la leedahay Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda amniga iyo taageerada ay siiso hay’adaha amniga ee dowladda.

- Advertisement -

Danjiraha cusub ayaa ku ammaanay wasaaradda amniga dadaallada ay ku xoojineyso amniga guud ee dalka iyo dagaalka ay kula jirto maleeshiyada argagixisada.

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ugu hambalyeeyay danjiraha cusub xilka loo soo magacaabay isagoo uga warbixiyay guulaha dowladdu ay ka gaartay amniga iyo Dib u habeynta ciidamada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories