HomeWararSafiir Cusub oo soo gaaray Muqdisho iyo warqadaha oo laga guddoomay

Safiir Cusub oo soo gaaray Muqdisho iyo warqadaha oo laga guddoomay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxmed Cusmaan, ayaa maanta oo Talaado ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Poland ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jacek BazaÅ„ski. Wasiiru dowle Balal Cusmaan ayaa u rajeeyay Safiirka guul joogta ah oo uu ka gaaro howlaha loo igmaday […]

- Advertisement -

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxmed Cusmaan, ayaa maanta oo Talaado ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Poland ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jacek Bazański.

Wasiiru dowle Balal Cusmaan ayaa u rajeeyay Safiirka guul joogta ah oo uu ka gaaro howlaha loo igmaday si loo xoojiyo xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal iyo labada dad ee saaxiibada ah.

- Advertisement -

Danjire Jacek Bazański ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay inuu dalkiisa ku matalo Soomaaliya oo ku taalla goob juquraafi ahaan muhiim ah, isagoo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan soo celinta kaabayaasha dowladda, dib u soo nooleynta dhaqaalaha iyo amni iyo xasilooni ku soo dabaalidda dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories