HomeWararRW Rooble oo Baaq u diray Maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda A/Gudaha

RW Rooble oo Baaq u diray Maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda A/Gudaha

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da’ayay Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay shirka banbaxa Golaha Wasiirrada ee maanta ka bilowday Muqdisho, ayaa faray Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii ka dhalatay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da’ayay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay shirka banbaxa Golaha Wasiirrada ee maanta ka bilowday Muqdisho, ayaa faray Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii ka dhalatay roobabka, dadkana lala gaaro gurmadka ay u baahan yihiin.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaar in gurmadka ay qeybtooda ka qaataan.

Roobabkii ka da’ay Muqdisho ayaa saameyn xoogan u geystay Qoysas danyar ah oo kunool xaafaddo ka tirsan Gobolka Banaadir iyo dad barakacayaal oo ku sugan xerooyin ku yaalla duleedka Muqdisho, kuwaasi oo guryahooda biyo farabadan galeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories