HomeWararMusharaxiinta Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo khudbado jeedinaya

Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo khudbado jeedinaya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xildhibaanada Baarlmaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta kulankii labaad ku yeelanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kulankaas ayaa waxaa khudbado ka jeedin doona Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen oo ay ku tartamayaan Musharixiin dhowr ah. Kuwaasi oo shalay la diiwaan-geliyay. Xilka Guddoomiyaha […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlmaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta kulankii labaad ku yeelanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kulankaas ayaa waxaa khudbado ka jeedin doona Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen oo ay ku tartamayaan Musharixiin dhowr ah. Kuwaasi oo shalay la diiwaan-geliyay.

- Advertisement -

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa u tartamaya laba Musharax oo kala ah Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo Maxamed Maxamuud Ibraahin Goodir, halka Guddoomiye ku-xigeenka koowaad u taagan yihiin laba Musharax oo kala ah Siraaji Sheikh Isxaaq Cabdulle iyo Saadaq Salaad Warsame.

Sidoo kale xilka Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya Musharixiinta kala ah Mahad Hassan Osman iyo Marwo Canab Axmed Ciise oo horey u soo noqotay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Maamulkaas.

Doorashada Guddoomiyaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen ayaa waxaa la filayaa in maalinta berri ay ka dhacdo Magaalada Jowhar, waxaana socda ololihii ugu dambeeyay ee Doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories