HomeCaalamkaMidowga Afrika oo War kasoo saaray dilal ka dhacay dalka Itoobiya

Midowga Afrika oo War kasoo saaray dilal ka dhacay dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay qowmiyado. Rabshadaha isirka ku saleysan ayaa beryihii dambe ku soo badanayay dalkaas, iyadoo weerar Axaddii ka dhacay gobolka Oromia ay ku dhinteen 32 qof. Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (EHRC) ayaa sheegay in dad ka soo jeeda qomwiyadda […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay qowmiyado.

Rabshadaha isirka ku saleysan ayaa beryihii dambe ku soo badanayay dalkaas, iyadoo weerar Axaddii ka dhacay gobolka Oromia ay ku dhinteen 32 qof.

- Advertisement -

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (EHRC) ayaa sheegay in dad ka soo jeeda qomwiyadda labaad ee ugu weyn Itoobiya ee Amxaarada lagu beegsaday weerarkaas.

Mr Faki Mahamat, ayaa qoraal uu soo saaray ku baaqay in la joojiyo rabshadaha isla markaana laga xaajoodo arrimaha ugu muhiimsan.

Wuxuu sidoo kale ku boorriyay in laga shaqeeyo wax ka qabashada xiisadaha ka sii daraya ee dalkaas ka jira.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories