HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo mar kale ansixiyay sharci la horgeeyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo mar kale ansixiyay sharci la horgeeyay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyagoo kulankooda ku ansixiyay Hindise-sharciyeed la horgeeyay. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ahaa Akhrinta saddexaad Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dii-wangelinta iyo Aqoonsiga dadweynaha Soomaliyeed iyo Akhrinta 2aad Marsiiyey H/Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib ansixiyay […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyagoo kulankooda ku ansixiyay Hindise-sharciyeed la horgeeyay.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ahaa Akhrinta saddexaad Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dii-wangelinta iyo Aqoonsiga dadweynaha Soomaliyeed iyo Akhrinta 2aad Marsiiyey H/Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka.

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dii-wangelinta iyo Aqoonsiga dadweynaha Soomaliyeed, waxaana Ogolaatay 143, Mudane ma jirin wax diiday ama ka aamusay.

Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Akhrinta 2-aad Marsiiyey Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka (Immigratin Bill).

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo labadiisa ku-xigeen Mahad Cabdalla Cawad iyo Cabdiweli Muudey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories