HomeWararTurkiga iyo Qatar oo balan qaad hor leh u sameeyay Dowladda Somalia

Turkiga iyo Qatar oo balan qaad hor leh u sameeyay Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Safiirada Turkiga iyo Qatar ee Soomaaliya ee Mehmet Yilmaaz iyo Hassan Hamza Asad. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Iskaashiga ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya, Turkiga iyo Qatar iyo sidii labadaas dowladooda uga qeyb qaadan lahaayeen dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Safiirada Turkiga iyo Qatar ee Soomaaliya ee Mehmet Yilmaaz iyo Hassan Hamza Asad.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Iskaashiga ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya, Turkiga iyo Qatar iyo sidii labadaas dowladooda uga qeyb qaadan lahaayeen dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Safiirada Turkiga iyo Qatar ayaa xusay in ay diyaar u yihiin inay sii laba jiraabi doonaan taageerada ay siidaan dhinaca Milateri ee Soomaaliya, isla markaana ay ka qeyb qaadan doonaan horumarinta Ciidanka.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in DFS dadaal xoogan ay galisay tayeeynta, diiwaan-gelinta iyo tababarada Ciidanka xoogga, wuxuuna u mahadceliyay Turkiga iyo Qatar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories