HomeWararMuxuu yahay ujeedka Taliye Xijaar u gaaray Magaalada Garoowe?

Muxuu yahay ujeedka Taliye Xijaar u gaaray Magaalada Garoowe?

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo saraakiil uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Taliye Xijaar iyo wafdiga la socday oo socdaal dhulka uga soo baxay Gaalkacyo ayaa waxaa duleedka Garoowe kusoo dhaweeyay, taliye ku xigeenka ciidanka booliska dowlad goboleedka Puntland Sareeyo guuto Ceydiid […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo saraakiil uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland.

Taliye Xijaar iyo wafdiga la socday oo socdaal dhulka uga soo baxay Gaalkacyo ayaa waxaa duleedka Garoowe kusoo dhaweeyay, taliye ku xigeenka ciidanka booliska dowlad goboleedka Puntland Sareeyo guuto Ceydiid Axmed Nuur ,Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Bashiir Ameeriko iyo sarakiil ka tirsan ciidanka Punland.

- Advertisement -

Ujeedka Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa ah mid la xiriiro sahan ballaaran oo Booliska Federaalka ku samaynayo deegaanada dawlad goboleedyada, si loo ogaado heerka diyaar garowga sugidda amniga doorashooyinka dalka ku soo fool leh.

Taliye Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maalmo kahor socdaal ku tegay Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo halkaas kulan kula qaatay Madaxweynaha Galmudug, isla markaana kala hadlay amniga Doorashada Xildhibaanada BFS ee ka dhaceysa halkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories