HomeWararDowladda Somalia oo War kasoo saartay Baarlamaanka Cusub ee Hirshabeelle

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay Baarlamaanka Cusub ee Hirshabeelle

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa War kasoo saartay soo xuista Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo dhawaan lagu dhawaaqay. Qoraal kaso baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxaa loogu hambalyeeyay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada ee ka qeyb qaatay geeddi socodka soo xulista […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa War kasoo saartay soo xuista Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo dhawaan lagu dhawaaqay.

Qoraal kaso baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxaa loogu hambalyeeyay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada ee ka qeyb qaatay geeddi socodka soo xulista Baarlamanka labaad.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda ayaa u mahadceliyay Guddiga soo Xulista Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana Wasaaradda Qoraalkeeda ku sheegtay  in Guddiga uu qabtay shaqo wanaagsan.

Ugu dambeyn Wasaaradda ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta  ayaa dhiirrigelinay Guddiga Doorashada ee Baarlamanka, iyagoona u rajeysay in ay dhameystiri doonaan inta ka dhiman hannaanka doorashada.

Hoos ka Akhrsio Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts