HomeWararDil ka dhacay xaafad ka tirsan Kismaayo iyo faah faahin laga helay

Dil ka dhacay xaafad ka tirsan Kismaayo iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in laba ruux oo la sheegay inay ahaayeen dad shacab ah xalay ku dilay xaafad ka tirsan Magaaladaas. Dilka ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Isgoyska Soomaali Istaar ee xaafadda  Calanley ee Kismaayo, isla markaana waxaa lagu dilay laba ruux xili […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in laba ruux oo la sheegay inay ahaayeen dad shacab ah xalay ku dilay xaafad ka tirsan Magaaladaas.

Dilka ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Isgoyska Soomaali Istaar ee xaafadda  Calanley ee Kismaayo, isla markaana waxaa lagu dilay laba ruux xili ay goobta ku sugnaayeeen, iyagoo lagu dhuftay rasaas dhowr ah.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa ku warramay in rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolad ay toogteen labada ruux,  kadibna goobta  ay uga baxsadeen Luu yar oo halkaas ku yaalla, waxaana daqiiqado kadib goobta tegay Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Jubbaland.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidanka amniga ay xaafadda Calanley ka bilaabeen howlgal lagu raadinayo ragii ka dambeeyay falkii dilka ahaa ee xalay ka dhacay xaafaddaas ee Magaalada Kismaaayo.

Todobaadkii horey ayay aheyd markii xaafadda Calanley ee Kismaayo rag hubeysan ay ku dileen maamulihii Shirkadda Amal Xarunteeda Magaalada Kismaayo, waxaana laamaha amniga Jubbaland ay weli wadaan baaritaano kale oo lagu ogaanayo cidii ka dambeeysay falkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories