HomeWararXildhibaanada Cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo Maanta la dhaarinayo

Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo Maanta la dhaarinayo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xildhibaanada Cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah lagu dhaariyo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, waxaana socdo diyaar garoow ku aadan dhaarinta. Munaasabadda lagu dhaarinayo Xildhibaanada Cusub ee uu yeeshay Maamulka Hirshabeelle aaya waxaa ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Guddiga soo xulsita […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah lagu dhaariyo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, waxaana socdo diyaar garoow ku aadan dhaarinta.

Munaasabadda lagu dhaarinayo Xildhibaanada Cusub ee uu yeeshay Maamulka Hirshabeelle aaya waxaa ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Guddiga soo xulsita Baarlamaanka, siyaasiyiin iyo xubno kale.

- Advertisement -

Xildhibaanada oo kooban 90 Mudane ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan in Maanta oo sabti ah loo dhaarinayo xilka Cusub ee loo idmaday, isla markaana dhammaantood ay kasoo qeyb galaan munaasabadda.

Sidoo kale Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka socda dhammaystirka xubnaha ka dhiman Baarlamaanka, oo ay ka harsanyihiin in la soo magacaabo kuraas ka yar 10-xubnood, iyagoona ku biiraya xubnaha horey loogu dhawaaqay.

Ammaanka guud ee Magaalada Hirshabeelle ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa siweyn loo adkeeyay, waxaana amniga sugaya Ciidanka Booliska dowladda ee sida gaarka u tababaran ee loo yaqaano Haramcadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories