HomeWararWaddo muhiim ah oo ku taalla Magaalada Muqdisho oo la dhagax dhigay

Waddo muhiim ah oo ku taalla Magaalada Muqdisho oo la dhagax dhigay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa Maanta dhagax dhigay wadada ka bilaabata Ex Hotel Shabeelle ee sii marta Beerta Nabadda ilaa iyo isbitaalka Martiini. Dhagax dhigida uu sameeyay Axmed Xasan ayaa waxaa ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenada Howlaha Guud iyo Arrimaha Bulshada Gobolka iyo xubno kale […]

- Advertisement -

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa Maanta dhagax dhigay wadada ka bilaabata Ex Hotel Shabeelle ee sii marta Beerta Nabadda ilaa iyo isbitaalka Martiini.

Dhagax dhigida uu sameeyay Axmed Xasan ayaa waxaa ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenada Howlaha Guud iyo Arrimaha Bulshada Gobolka iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka.

- Advertisement -

Wadadan maanta la dhagax dhigay ayaa in 30-kii sano ee lasoo dhaafay aheyd mid burbursan, waxaana Maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay in dib u dayactirka lagu sameeynayo wadada uu muhiim u  yahay isu socodka dadka iyo Gaadiidka.

Qaar badan oo kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa sanadihii lasoo dhaafay dib u dhis lagu sameeyay, waxaana wali jira wadooyin badan oo dib u dhis lagu sameyn ayna dhibaato ku qabaan dadka iyo gaadiidka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories