HomeWararMuxuu ka yiri Taabid Cabdi Dhul giriirka khasaaraha geystay ee Turkiga?

Muxuu ka yiri Taabid Cabdi Dhul giriirka khasaaraha geystay ee Turkiga?

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhul-giriirkii xooganaa ee gelinkii dambe ee shalay ku dhuftay Gobolka Izmir ee dalka Turkiga. Taabid Cabdi oo bartiisa Facebook Qoraal soo dhigay ayuu ku sheegay inuu murugada la qeybsanayo shacabka Turkiga gaar ahaan kuwa waxyeelada kasoo gaartay dhul-giriirkii Khasaaraha geystay […]

- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhul-giriirkii xooganaa ee gelinkii dambe ee shalay ku dhuftay Gobolka Izmir ee dalka Turkiga.

Taabid Cabdi oo bartiisa Facebook Qoraal soo dhigay ayuu ku sheegay inuu murugada la qeybsanayo shacabka Turkiga gaar ahaan kuwa waxyeelada kasoo gaartay dhul-giriirkii Khasaaraha geystay eek a dhacay Gobolka Izmir.

- Advertisement -

Taabid ayaa Alle uga baryay inuu u naxariisto dhammaantii dadkii ku dhintay dhul-giriirka, waxaana  kuwa dhaawacmay uu Alle u weydiiyay inuu Caafimaad deg deg ah, isagoona kuwa ku hanti beelay Musiibada Alle uga baryay badal ka kheyr badan.

“Naxariistii janno Allaha ka waraabiyo dadkii ku dhintay dhulgariirkii , sidoo kale caafimaad deg deg ah Allaha siiyo dhaawacyada, iyo in Eebe siiyo badal ka kheyr badan dhammaan waxyeeladii ay musiibada reebtay ee naf iyo maalba leh. Qalbiyadeena ayaa agtiina baaqi ku ah, Turkey waxaad inoo tihiin walaal aan abaalkooda marna ilaawi karin, garabkiina ayaan nahay marwalba” ayuu yiri Taabid Cabdi.

Ugu yaraan 12 ruux ayaa geeriyootay 522-qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu yahay 6.6 shalay ku dhuftay Gobolka Izmir ee dalka Turkiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories