HomeWararGuddiga Doorashada Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo la magacaabay

Guddiga Doorashada Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo la magacaabay

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa durbo markii xilka Guddoomiyaha loo doortay magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa lagu magacaabay Guddiga Doorashada oo ka kooban 9-xubnood, waxaana Guddoomiye loogay Xildhibaan lagu magacaabo Yuusuf Sheekh Xasan Macalin. Guddigaan ayaa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa durbo markii xilka Guddoomiyaha loo doortay magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa lagu magacaabay Guddiga Doorashada oo ka kooban 9-xubnood, waxaana Guddoomiye loogay Xildhibaan lagu magacaabo Yuusuf Sheekh Xasan Macalin.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa ka shaqeyn doono sidii ay u dhici laheyd Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen, iyagoo Guddiga yeelan doono kulamo.

Guddoomiyaha Rafcaan Hirshabeelle ayaa Maanta si rasmi ah u dhaariyay Xildhibaanada uu yeeshay Baarlamaanka Mamaulkaas, waxaana Munaasabada dhaarinta ay ka dhacday Magaalada Jowhar.

Intaas kadib Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Maxamuud Siyaad Barqadle u doortay inuu nqodo Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka, kaasi oo ah Ninka ugu da’da weyn Xildhibaanada Maamulkaas, isagoona aqbalay xilkaas.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha Guddiga Doorashada ee la magacaabay.

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories