HomeWararTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo kormeeray Saldhiga Booliiska Gaalkacyo

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo kormeeray Saldhiga Booliiska Gaalkacyo

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo kormeero shaqo ku marayeen deegaanno ka tirsan galmudug ayaa maanta kormeeray saldhiga Booliiska degmada galkacyo ee galmudug iyo kontoraalada amniga ee magaalada galkacyo qaarkood. kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa la socadka tayada ciidanka booliiska iyo sidii loo xoojin lahaa […]

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo kormeero shaqo ku marayeen deegaanno ka tirsan galmudug ayaa maanta kormeeray saldhiga Booliiska degmada galkacyo ee galmudug iyo kontoraalada amniga ee magaalada galkacyo qaarkood.

kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa la socadka tayada ciidanka booliiska iyo sidii loo xoojin lahaa amniga inta lagu guda jiro doorashooyinka dalka maadaama Galkacyo ay ka mid tahay meelaha lagu qabanayo doorashada.

- Advertisement -

Doorashooyinka xubnaha xildhaabannada soo socda ee deegaanadda Galmudug ayaa lagu qaban doonaan Galkacyo.waxaana taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyed Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) intii uu ku guda jiray kormeerkiisa waxa uu warbixinno la xariira howalaha shaqo ka dhageysatay Saraakiisha ciidanka booliska galmudug ee ku sugnaa saldhigyada iyo baraha koontorool magaalada galkacyo.

Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sidiiq Aadan Cali (Doodishe) oo ka mid aha saraakiisha uu hogaaminayay taliyaha ciidanka booliska ayaa kormeerka kadib warbaahinta la wadaagay kormeerka ay ku tageen deegaanno ka tirsan Galmudug.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories