HomeWararFaah faahino:- Nabadoon lagu dilay duleedka Muqdisho

Faah faahino:- Nabadoon lagu dilay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho. Wararku waxaa ay sheegayaan in Maanta barqinamadii lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha Nabadoon caan ah, waxaana la sheegay in lagu dilay goob Aroos ah oo uu ku sugnaa nabadoonku. Nabadoonka  la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Siidoow, waxaana […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Maanta barqinamadii lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha Nabadoon caan ah, waxaana la sheegay in lagu dilay goob Aroos ah oo uu ku sugnaa nabadoonku.

- Advertisement -

Nabadoonka  la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Siidoow, waxaana dilay dabley hubeysan oo markii ay falka fuliyeen goobta isaga baxsaday.

Goob joogayaal ku sugnaa halka falku uu ka dhacay ayaa inoo xaqiijiyay in dilku uu dhacay xili Nabadoonku uu ku sugnaa xaflad Aroos oo ka dhacaysay degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.

Laamaha ammaanka ayaa gaaray halka uu falku ka dhacay, waxaana ay sameeyeen howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii dilka u gaystay Nabadoonka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories