HomeWararFaah faahino:-Dagaal ka dhacay  Gobolka Bakool

Faah faahino:-Dagaal ka dhacay  Gobolka Bakool

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wararka aan ka helayno Magaalada Xudur ee  Gobolka Bakool ayaa ku warramaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya  Al-shabaab iyo Ciidanka Koonfur Galbeed uu ka dhacay Magaladaas. Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Saldhig ay Ciidanka Koonfur Galbeed Magaalada Xudur, waxaana lasoo sheegayaa in uu khasaare kala duwani uu ka dhashay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Xudur ee  Gobolka Bakool ayaa ku warramaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya  Al-shabaab iyo Ciidanka Koonfur Galbeed uu ka dhacay Magaladaas.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Saldhig ay Ciidanka Koonfur Galbeed Magaalada Xudur, waxaana lasoo sheegayaa in uu khasaare kala duwani uu ka dhashay dagaalkaas.

- Advertisement -

Goob joogayaal ku sugan Xudur ayaa ku warramay in ay maqlayeen jugta hubka kala duwan ee la isku adeegsanayay, balse lama xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas ka dhacay Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Saraakiisha Ciidanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay iska difaaceen weerarka kaga yimid Al-shabaab, inkastoo aysan sheegin khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay dagaalka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories