HomeWararDEG DEG:- Ciidanka Dowladda  oo Qarax lagula  eegtay Gobolka Galgaduud

DEG DEG:- Ciidanka Dowladda  oo Qarax lagula  eegtay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramaa in goordhweyd Qarax la gula eegtay inta u dhaxaysa Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaana kasoo baxaya warar kaal duwan oo qaraxaas ku aaddan. Wararku waxaa ay sheegyaan in qaraxu uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo Ciidanka lala beegsaday, waxaana Ciidanku ay ku socdaalayeen inta u […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramaa in goordhweyd Qarax la gula eegtay inta u dhaxaysa Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaana kasoo baxaya warar kaal duwan oo qaraxaas ku aaddan.

Wararku waxaa ay sheegyaan in qaraxu uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo Ciidanka lala beegsaday, waxaana Ciidanku ay ku socdaalayeen inta u dhaxaysa Caasimadda Maamul Goboleedka Galmudug iyo Magaalada Guriceel.

- Advertisement -

Goob joogayaal ayaa sheegay in Qaraxa jugtiisa ay maqleen, iyadoo aysan jirin cid Xaqiijin karta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi, waxaana lasoo sheegayaa in qaraxu uu ahaa mid xooggan ayna macquul tahay in khasaare  uu ka dhashay.

Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay degaanka lagu magacaabo Birta dheer oo u dhexeeya Dhuusamareeb iyo Magaalada Guriceel.

Saraakiisha Ciidanka Hoggaaminaysay wali wax war ah kama soo saarin qaraxaas, sidoo kale ma jiro cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, balse qaraxyada noocaan ah ayaa waxaa looga bartay dagaalamayaasha Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories