HomeWararWaare oo Magacaabay Xubnaha Maamulka Doorashada Dadban ee Hir-shabeelle

Waare oo Magacaabay Xubnaha Maamulka Doorashada Dadban ee Hir-shabeelle

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedka Hirshabelle. Xubnaha uu magacaabay oo 8-xubnood ka kooban ayaa waxaa ay maamulka Hir-shabeelle ku matali doonaan doorashooyinka soo aaddan ee dalka ka dhacaya, waxaana  soo raci dooona Xubnaha uu magacaabay waare 3 xubnood oo ka socda dhanka Federaalka. Hoose […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

Xubnaha uu magacaabay oo 8-xubnood ka kooban ayaa waxaa ay maamulka Hir-shabeelle ku matali doonaan doorashooyinka soo aaddan ee dalka ka dhacaya, waxaana  soo raci dooona Xubnaha uu magacaabay waare 3 xubnood oo ka socda dhanka Federaalka.

- Advertisement -

Hoose ka akhriso

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories