HomeWararLaamaha amniga oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan...

Laamaha amniga oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab iyo hub

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Laamaha ammaanka Magaalada Gobolkani Bnaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  soo qabtay Xubno ka tirsan  Al-Shabaab iyo Hub farabadan oo ay gacanta ku hayeen. Ciidamada Sirdoonka Caasimadda ee qeybta ka ah NISA ayaa sheegay in ay howlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Oodweyne Degmada Dayniile ay kusoo qabteen hub iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab. […]

- Advertisement -

Laamaha ammaanka Magaalada Gobolkani Bnaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  soo qabtay Xubno ka tirsan  Al-Shabaab iyo Hub farabadan oo ay gacanta ku hayeen.

Ciidamada Sirdoonka Caasimadda ee qeybta ka ah NISA ayaa sheegay in ay howlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Oodweyne Degmada Dayniile ay kusoo qabteen hub iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

Ragga lasoo qabtay ayaa waxaa ay sheegeen Hay’adaha amnigu in ay shabaab u Qaabilsanaayeen Qaraxyada iyo sidoo kale weerarada ka dhaca Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana intaas ay ku dareen in raggani ay ahaayeen Shabakad ballaaran oo ka tirsan Al-shabaab, haddana ay gacanata ku hayaan hubkoodii iyo dagaalamayaashii gacanta ku hahay hubka ay sheegeen Ciidamada Sirdoonka Caasimadda ee qeybta ka ah NISA in ay kasoo qabteen Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile.

Waxaa ay sheegen sidoo kale Ciidanka howlgalka sameeyay in shacabku ay ku gacan siiyeen sidii ay usoo qaban lahaayeen hubkaasi iyi dadkii gacanta ku hahay.

Al-shabaab ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay ka fuliyaan weeraro iyo dilal qorsheysan, waxaana intabadan ay sheegen hay’adaha ammaanku in ay wax ka qaban doonaan falalka ay Al-shabaab ka fuliyaan Caasimadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories