HomeWararDigniin ku socota Dadka Mareykanka oo lasoo saaaray

Digniin ku socota Dadka Mareykanka oo lasoo saaaray

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta  ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo  ku saabsan suurtagalnimada Al-shabaab weeraro ka gaystaan dalalka Khaliijka Carabta. Safaaradda ayaa sheegtay in dowladda Maraykanku wali ka walaacsantahay qatarta Alqaacidda iyo suurtagalnimada ah in ay geystaan weeraro ka dhan ah muwaadiniintiisa  iyo danaha uu ka leeyahay dalalka […]

- Advertisement -

Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta  ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo  ku saabsan suurtagalnimada Al-shabaab weeraro ka gaystaan dalalka Khaliijka Carabta.

Safaaradda ayaa sheegtay in dowladda Maraykanku wali ka walaacsantahay qatarta Alqaacidda iyo suurtagalnimada ah in ay geystaan weeraro ka dhan ah muwaadiniintiisa  iyo danaha uu ka leeyahay dalalka dhaca Jasiiradda Carabta.

- Advertisement -

Warka ay safaaraddu soo saartay ayaa lagu yiri “ ururada agagixisadu waxay wadaan qorsheynta weeraro kuwaas oo isagu jira is-miidaamin, dilal qorsheysan, afduub iyo qaraxyo”.

Safaaradda ayaa ugu baaaqaday muwaadiniinta Maraykanka ee  ku sugan wadamada Khaliijka inay feejignaadaan kana fogaadaan goobaha halista ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories