HomeWararXildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo Maanta fasax galay

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo Maanta fasax galay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta farax galay, iyagoona loo fasaxay maalinta dhalashada Nebi Muxamed NNKH oo ku beegan maalinta barri oo ah 12-ka Bisha Mowliid. Xoghayaha Joogtada Baarlamaanka Puntland ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in muddo saddex maalin ah fasax uu galay Golaha, isla markaana kulanka Baarlamaanka dib la isugu soo laaban doono Maalinta […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta farax galay, iyagoona loo fasaxay maalinta dhalashada Nebi Muxamed NNKH oo ku beegan maalinta barri oo ah 12-ka Bisha Mowliid.

Xoghayaha Joogtada Baarlamaanka Puntland ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in muddo saddex maalin ah fasax uu galay Golaha, isla markaana kulanka Baarlamaanka dib la isugu soo laaban doono Maalinta sabtida soo socta.

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa sidoo kale fasaxay dhammaan shaqaalaha si loo weyneyno dhalashada Rasuulka SCW, waxaana Magaalooyinka waaweyn ee Puntland ka socda u diyaar-garowga Xuska Mowliidka.

Maalinta berri oo khamiis ah ayaa waxaa ay ku beegan tahay maalintii uu dhashay Nebi Muxamed NNKH, waxaana marka la gaaro xiligaan oo kale dunida Muslimka ka dhaca Munaasabadda lagu xusayo dhalashada Rasuulka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories