HomeWararWasiirka Cusub iyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Ganacsiga oo xilka la kala wareegay

Wasiirka Cusub iyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Ganacsiga oo xilka la kala wareegay

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare iyo wasiir ku xigeenka hore ee wasaaradda waxbarashadda faysal Cumar Guuleed waxa uuna ku booriyey Wasiirka cusub in uu sii xoojiyo qorshaha horumarinta waxbarashada dalka. Wasiir ku xigeenkii hore ee Waxbarashada ayaa ka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare iyo wasiir ku xigeenka hore ee wasaaradda waxbarashadda faysal Cumar Guuleed waxa uuna ku booriyey Wasiirka cusub in uu sii xoojiyo qorshaha horumarinta waxbarashada dalka.

Wasiir ku xigeenkii hore ee Waxbarashada ayaa ka warbixiyay howlihii muhiimka ahaa ee uu ka soo qabtay Wasaaradda Waxbarashada mudadii uu ka mid ka ahaa mas’uuliyiinta waxbarashada , una rajeeyey wasiirka cusub in uu ku guuleysto howsha dhiman.

- Advertisement -

Wasiirka cusub ee Waxbarashada Eng C/laahi Abuukar Xaaji ayaa tilmaamay sida ay uga go’an tahay in uu sii anbaqaado qorsheyaasha lagu horumarinayo waxbarashada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbasharadu ay muhiimad weyn u leedahay Xukuumaddiisa, isla markaana laga sugayo Wasiirka cusub in uu wax badan ka qabto hagaajinta hannaanka iyo isku xirka hay’adaha kala duwan ee kala shaqeeya waxbarashada dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories