HomeWararJubbaland oo amartay baaritaanka dilka maamulihii Bangiga Amal

Jubbaland oo amartay baaritaanka dilka maamulihii Bangiga Amal

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay Dilkii maalmo kahor Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay rag hubeysan ugu geysteen Cabdullaahi Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow). War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha Amniga Maamulka uu hay’addaha amniga Jubbaland ku amray in sida ugu dhakhsiyaha badan ku sameeyan baaritaano dhameystiran oo la […]

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay Dilkii maalmo kahor Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay rag hubeysan ugu geysteen Cabdullaahi Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow).

War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha Amniga Maamulka uu hay’addaha amniga Jubbaland ku amray in sida ugu dhakhsiyaha badan ku sameeyan baaritaano dhameystiran oo la xiriira dilkii Marxuum Shigshigow.

- Advertisement -

Sidoo Golaha Amniga Maamulka ayaa tacsi u diray ehelkii, Carruurtii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumka, iyagoona falkii ku tilmaamay inuu ahaa mid fool, hayeeshee la soo qaban doono cidii ka dambeeysay.

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xaafadda Calanley ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ku dilay Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow) oo ahaa maamulihii Shirkadda Bangiga Amal ee Kismaayo.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Jubbaland.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories