HomeWararAkhriso:-Magacyada Xildhibaanada  Barlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay 

Akhriso:-Magacyada Xildhibaanada  Barlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay 

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyay Liiska Xildhibaanada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas. Guddiga Farsamada oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Cusub oo ka kooban 90 Xildhibaan, kuwaasi oo ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka. Xildhibaanada ayaa isugu jira kuwo Cusub iyo xubno […]

- Advertisement -

Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyay Liiska Xildhibaanada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Guddiga Farsamada oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Cusub oo ka kooban 90 Xildhibaan, kuwaasi oo ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa isugu jira kuwo Cusub iyo xubno horey uga tirsnaa Baarlamaankii muddo xileedkiisu dhammaaday, waxaana Liiska Xildhibaanada laga waayay xubno saameyn ku lahaa Baarlamaankii hore.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hrshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo  ku-xigeenkiisii Maxamed Xuseen Geedi ayaa laga waayay Liiska Xildhibaanada lagu  dhawaaqay, waxaana xubnahaas ku jira 5 Haween ah oo kaliya.

Xildhibaanada ayaa la dhaarin doonaa, iyagoona yeelanaya kulan ay doortaan Guddoomiye KMG ah, waxaana intaas kadib ay dooran doonaa Guudoonka rasmiga ah ee hoggaamiyaha Baarlamaanka labaad ee Maamulka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Liiska Magacyada Xidhibaabada Cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories