HomeWararWafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta kusii jeeda Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta kusii jeeda Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda ee Xarunta Maamulka Galmudug. James Swan ayaa waxaa socdaalka ku welinaya Xubno sare oo ka tirsan  Beesha Caalamka iyo Saraakiil ka socota Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo Dhuusamareeb tegaya […]

- Advertisement -

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda ee Xarunta Maamulka Galmudug.

James Swan ayaa waxaa socdaalka ku welinaya Xubno sare oo ka tirsan  Beesha Caalamka iyo Saraakiil ka socota Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo Dhuusamareeb tegaya saacadaha soo socda.

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay ee James Swan iyo xubnaha welinaya ayaa kulan la qaadan doona Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyagoo kala hadli doona Arrimo kala duwan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in  James Swan uu sigaar ah Madaxweyne Qoorqoor uu kala hadli doono Arrimo ku aadan Doorashada dalka ka dhaceysa ee 2020/2021 heshiiskana laga gaaray iyo xaaladda guud ee deegaanada Galmudug.

Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo xubno sare oo ka socday Beesha Caalamka ayaa dhawaan socdaal ku tegay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyagoona kulan al qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicsiis Lafta-gareen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories