HomeWararTaliyaha Ciidanka Booliska Dowladda oo gaaray Caabudwaaq

Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda oo gaaray Caabudwaaq

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi la socday oo saddexdii maalin ee lasoo dhaafay  ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta gaaray Magaalada Caabudwaaq. Taliye Xijaar oo safar dhulka ku tegay Caabudwaaq ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga Galmudug, Xildhibaano ka tirsan maamulkaas iyo Mas’uuliyiinta degmada. Taliyaha Ciidanka […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi la socday oo saddexdii maalin ee lasoo dhaafay  ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta gaaray Magaalada Caabudwaaq.

Taliye Xijaar oo safar dhulka ku tegay Caabudwaaq ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga Galmudug, Xildhibaano ka tirsan maamulkaas iyo Mas’uuliyiinta degmada.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud u tegay sidii uu kormeer ugu tegi lahaa Xaruumaha Ciidanka Booliska ee halkaas ku yaalla, sidoo kale waxaa uu kulan la qaadan doonaa Saraakiisha Ciidanka.

Sidoo kale Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa uu socdaalo ku tegi doonaan deegaano kale oo ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug, si uu ugu kuur galo Arrimaha amniga.

Taliye Xijaar ayaa shalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, iyagoona ka wada hadlay amniga Doorashada Soomaaliya gaar ahaan tan ka dhaceysa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories