HomeWararPuntland oo xukuno ku riday Rag ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish

Puntland oo xukuno ku riday Rag ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada culus ee shanta Gobo lee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu jira ku xukuntay rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish. Raggaas oo gaarayay ilaa iyo Saddex Nin ayaa waxaa la sheegay in Ciidanka Puntland ay u soo qabteen falal isugu jiray […]

- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada culus ee shanta Gobo lee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu jira ku xukuntay rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish.

Raggaas oo gaarayay ilaa iyo Saddex Nin ayaa waxaa la sheegay in Ciidanka Puntland ay u soo qabteen falal isugu jiray Dil iyo wax loogu yeero Argagaxisinimo, waxaana Maxkamadeyntooda ay ka dhacday Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

- Advertisement -

Gududdoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Karkaar iyo Gardafuu Ibraahim Bile Maxamed ayaa sheegay laba mid ah raggaas lagu riday Xukun dil toogasho ah.

Magacyada laba Nin ayaa lagu sheegay Aadan Maxamed Xasan iyo Abshir Maxamed Candiraxmaan Tooshle, kuwaasi oo lagu eedeeyay in deegaano ka tirsan Puntland ay ka geysteen dilal kala duwan, lana qabtay.

Ugu dambeyn Gududdoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolada Bari ayaa sheegay in eedeysanaha Saddexaad oo lagu magacaabo Maxamuud Shiniyow Cali lagu riday xukun ah  20 sano oo xabsi ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories