HomeWararMaxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo James Swan?

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo James Swan?

Date:

Related stories

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan iyo wafdi la socday oo gaaray Dhuusamareeb. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan  oo ay kamid yihiin Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhammadka sanadkaan 2020/2021,  xoojinta amniga iyo Iskaashiga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan iyo wafdi la socday oo gaaray Dhuusamareeb.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan  oo ay kamid yihiin Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhammadka sanadkaan 2020/2021,  xoojinta amniga iyo Iskaashiga Dowladda Federaalka iyo Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed  Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa James Swan iyo wafdiga la socday uga mahadceliyay socdaalka ay Maanta ku tageen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Sidoo kale ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wakiiladda Beesha caalamka sida; EU Nicole Miller, AU Francico Madeira iyo  IGAD Jamaal Axmed, kuwaasi oo kamid ahaa wafdiga uu hogaaminayay James Swan.

Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo xubno sare oo ka socday Beesha Caalamka ayaa dhawaan socdaal ku tegay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyagoona kulan al qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicsiis Lafta-gareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories