HomeWararJames Swan iyo wafdi la socday oo gaaray Dhuusamareeb iyo Ujeedkooda

James Swan iyo wafdi la socday oo gaaray Dhuusamareeb iyo Ujeedkooda

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ka degay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan. Wafdiga ayaa waxa qeyb ka ahaa Wakiilo ka kala socday EU-da Midowga Africa Francisco Madeira iyo IGAD Jamaal Xaaji Axmed, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ka degay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Wafdiga ayaa waxa qeyb ka ahaa Wakiilo ka kala socday EU-da Midowga Africa Francisco Madeira iyo IGAD Jamaal Xaaji Axmed, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo xibno kale.

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay ee James Swan iyo xubnaha welinaya ayaa kulan la qaadan doona Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyagoo kala hadli doona Arrimo kala duwan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in  James Swan uu sigaar ah Madaxweyne Qoorqoor uu kala hadli doono Arrimo ku aadan Doorashada dalka ka dhaceysa ee 2020/2021 heshiiskana laga gaaray iyo xaaladda guud ee deegaanada Galmudug.

Sido kale wafdiga ka socda Beesha Caalamka ayaa Safarkooda waxaa qayb ka ah in Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb laga hergaliyo Xarun weyn oo ay yeelanayaan UN-ka taas oo laga hagidoono howlaha hormarineed ee ay UN-ka ka wadan guud ahan Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories