HomeCaalamkaGolaha Muslimiinta Faransiiska oo ka hadlay Hadalkii Madaxweyne Erdogan

Golaha Muslimiinta Faransiiska oo ka hadlay Hadalkii Madaxweyne Erdogan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Golaha Muslimiinta Faransiiska ayaa sheegay in dalkaas aanu dhibaato ku hayn dadka ku nool ee haysta diinta Islaamka, xilli uu meel adag gaaray khilaafka u dhexeeya xukuumadda Paris iyo qaar kamid ah dalalka Muslimiinta. Hadalka golahaas ayaa daba socda khudbad uu jeediyay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, taasoo uu ku sheegay in Muslimiinta Yurub dhibaato […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Muslimiinta Faransiiska ayaa sheegay in dalkaas aanu dhibaato ku hayn dadka ku nool ee haysta diinta Islaamka, xilli uu meel adag gaaray khilaafka u dhexeeya xukuumadda Paris iyo qaar kamid ah dalalka Muslimiinta.

Hadalka golahaas ayaa daba socda khudbad uu jeediyay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, taasoo uu ku sheegay in Muslimiinta Yurub dhibaato lagu hayo, isla markaana ay marayaan xaaladdii haysatay Yuhuudda ka hor dagaalkii labaad ee dunida.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan ayaa ugu baaqay shacabkiisa inay joojiyaan iibsashada alaabaha lagu sameeyo Faransiiska, waxaana uu ka dalbaday Midowga Yurub inuu wax ka qabto ajandaha Macron ee Islaamka ka dhanka ah, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Khudbad uu teleefishinka ka jeediyay, Erdogan wuxuu ugu baaqay hogaamiyeyaasha caalamka inay difaacaan muslimiinta waa haddii ‘Farasniiska ay ka dhacaan tacaddiyo ka dhan ah islaamka’ Erdogan wuxuu si caro leh u dhaleeceeyay hadalka kasoo baxay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ee ku aadan difaacidda fikradaha cilmaaniga.

Wuxuu hadalka Erdogan imaanayaa kaddib markii dhawaan la dilay macalin Faransiiska u dhashay oo ardeydiisa tusay sawir gacmeed laga sameeyay Nebi Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts