HomeWararCiidanka Badda ee Puntland oo howlgal ka sameeyay degaano dhowr ah

Ciidanka Badda ee Puntland oo howlgal ka sameeyay degaano dhowr ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Badda PMPF ee Maamulka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay xeebaha deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Barri iyo Sanaag ee Puntland. Ciidanka Badda PMPF ayaa sigaar ah howlgalka uga fuliyay xeebta deegaanada Warbad, Sanqalooc, Beeraha Hays, Jaanka Ceelaayo, Biyo-Cad, Wadada Habaarwaali iyo Dhagcaan oo ka tirsan dhamaantood xeebha gobalada […]

- Advertisement -

Ciidamada Badda PMPF ee Maamulka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay xeebaha deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Barri iyo Sanaag ee Puntland.

Ciidanka Badda PMPF ayaa sigaar ah howlgalka uga fuliyay xeebta deegaanada Warbad, Sanqalooc, Beeraha Hays, Jaanka Ceelaayo, Biyo-Cad, Wadada Habaarwaali iyo Dhagcaan oo ka tirsan dhamaantood xeebha gobalada Barri  iyo Sanaag.

- Advertisement -

Howlgalkan ayaa ka dambeeyey markii ay ciidamada heleen macluumaadka la xariira in doonyo hub wada iyo dhaq-dhaqaaq Argagixiso uu ka jiro deegaanada howlgalka laga fuliyay.

Saraakiisha hogaaminayay Ciidanka howlgalka sameeyay ayaa sheegaya in doonayaan sidii ay uga hortegi lahaayeen in xeebaha Puntland laga soo dejiyo hub sharci darro ah, isla markaana howlgalka uu kasii socon doono xeebta iyo gudaha Badda.

Maalmo kahor ayay aheyd markii Ciidanka PSF  ee Maamulka Puntland howlgal ka sameeyeen xeebta Laasqoray, iyagoona kusoo qabtay doonyo iyo saxiimado dhowr ah oo laga leeyahay waddanka Yemen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories