HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Laamaha amniga Dowladda

Ra’iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Laamaha amniga Dowladda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laamaha amniga dowladda faray inay wadashaqeyn dhow la yeeshaan shacabka, si looga hortego falalka amni darro ee xiliyada qaar dhaca. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku bogaadiyey Taliska Booliska Ciidanka Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir hirgelinta qorshahan culeyska lagaga dulqaadayo isu socodka Caasimadda. “Bulshada Caasimadda waxa ay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laamaha amniga dowladda faray inay wadashaqeyn dhow la yeeshaan shacabka, si looga hortego falalka amni darro ee xiliyada qaar dhaca.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku bogaadiyey Taliska Booliska Ciidanka Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir hirgelinta qorshahan culeyska lagaga dulqaadayo isu socodka Caasimadda.

- Advertisement -

“Bulshada Caasimadda waxa ay nala wadaageen sida ay uga go’an tahay in ay la shaqeeyaan Laamaha amniga oo wakhti kasta u taagan badqabka nafta iyo maalka muwaadiniinta Soomaaliyeed. Qof kasta waxaa waajib Qaran ku ah ka shaqeynta amniga” ayuu yiri Maxamed Rooble.

Hadalkaan ayaa waxaa uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka sheegay kormeer oo xalay uu ku tegay wadada muhiimka ah ee isku xirta Isgoysyada KM-4 iyo Tarabuunka oo muddo ku dhow 10 sanno xirneyd, isla markaana ay daganeyd Safaaradda.

Safaaradda Qatar ayaa maalmo ka hor u guurtay dhismo ku yaalla nawaaxiga Garoonka, waxaana taasi keentay in dhagxaanta wadadaas taalay la qaado, ayna dowladda Federaalka, si rasmi ah ay u furtay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories