HomeWararMadaxweyne kuxigeenka Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug  Cali Dahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya Gen Xajaar. Kulankaan oo ay goobjoog ka ahayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa diirada lagu saray Amniga Doorashada Soomaaliya gaar ahaan mida ka dhacaysa Magaaloyinka Dhusamareeb iyo Galkacyo. […]

- Advertisement -

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug  Cali Dahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya Gen Xajaar.

Kulankaan oo ay goobjoog ka ahayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa diirada lagu saray Amniga Doorashada Soomaaliya gaar ahaan mida ka dhacaysa Magaaloyinka Dhusamareeb iyo Galkacyo.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa sheegay in Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya ay sanadkan awooda sarayan in wadanka ay ka dhacdo doorasho lagu wada qanacsan yahay oo so amni ah ku dhacda.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa tibaxay in Galmudug u ka jiro amni la isku halayn karo waxana uu intaasi ku daray in ay Galmudug ay sanadkan ka dhici doonto Doorashada  ugu dahfuran islamarkana noqon doonta mid xor iyo xalal ah.

Taliyaha Booliska Soomalia ayaa maalmahan ku sugnan doona Galmudug waxana uu safaro ku kala bixin doona Magaaloyinka dhowr ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories