HomeWararMadaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntand Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda, Saraakiil Madaxtooyo iyo masuuliyiin kale. Warar la helayo ayaa sheegaya safarka Madaxweynaha Puntland ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntand Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda, Saraakiil Madaxtooyo iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa sheegaya safarka Madaxweynaha Puntland ee Addis Ababa uu yahay mid la xiriira Arrimo kala duwan oo kamid yihiin Arrimaha Horumarinta Ganacsiga iyo wax soo-saarka Khudaarta.

Inta uu ku sugan yahay Addis Ababa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa kulamo la qaadan doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Ganacsato.

Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan socdaal ku tegay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo kaga sii gudbiyay Imaaraadka Carabta, waxaana halkaas uu kula kulmay Madax ka tirsan Imaaraadka iyo xubno kale.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories